Daawo Guddoomiyaha Gobolka Sh/dhexe Oo Shir Jaraa’id Ku Dhex Qabtay Wabiga Shabelle

Guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe oo ku baaqay in gurmad lala soo gaaro qoysas ay abaaruuddoomiyaha gobolka Shabeelaha Dhexe Cali Cabdullahi Xuseen ayaa shir jaraa’id ee uu maanta ku dhex qabtay gudaha webiga Shabelle ayaa ugu baaqay dowlada Soomaaliyeed iyo hay’adaha gargaarka caalamiga ah inay gurmad deg-deg ah la soo gaaraan dadka ay abaartu saameysay ee ku nool degmooyin kamid ah gobolka Sh/dhexe.

Cali Cabdullaahi Xuseen guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe ayaa shirkiisa jaraa’id waxa uu ugaga hadlay abaaro uu sheegay in ay ka jirto degmooyinka Cadale,Balcad iyo Jowhar.

“Jiilaalka dheeraaday awgiis waxaa biyo la’aan ay ka jirtaa degmooyinka gobolka oo idil, waxana xoolodhaqatada gobolka oo ah udub dhexaadka dhaqaalaha dadka uu ku tiirsan yahay haatan soo wajahay biyo la’aan aan hore u dhicin muddo soddon sano ka badan waadna u jeedaan in aan haatan joogo bartamaha wabig Shabelle oo ah halka ay kumanaan ruux noloshoodu ku xirneyd.”ayuu yiri guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe.

Guddoomiye Guudlaawe ayaa sheegay in biyo la’aantu ay sababtay in ay ka dhashaan cuduro sida shuban biyoodka oo ay carruur ugu geeriyoodeen tuulada Maandheere oo ka tirsan tuulooyinka hoos yimaado degmada Jowhar.

Mar uu ka hadlayaay abaaro xoogan oo saameyn ku yeshay dadka ku dhaqan degmada Cadale ee gobolka Sh/dhexe ayuu sheegay in abaaro xoogan ay ka jiraan kuwaasoo sababay in dad ugu geeriyoodaan.

Guddoomiyaha gobolka Shabelaha dhexe ayaa ugu baaqay Dowlada Federaalka Soomaaliya in kaalmo bani,aadanimo la soo gaarto dadka ku dhaqan degmooyinka isagoo si gaar ah ugu baaqay gudiga Gurmadaka Abaaraha ee dhowaan magacaawday Wasaarada Arimaha gudaha in ay gargaar gaarsiiyaan dadka ay abaaruhu saameeyeen.

Guud ahaan gobolka Sh/dhexe ayaa laga dareemayaa jiilaalka dheeraaday iyadoo kuleyl badan uu jiro, waxaana biyo la’aan ay soo wajahday kumanaan qoys oo ku noolaa tuulooyinka ku teedsan hareeraha wabiga Shabelle.

shirjaraaid xintoy (1)

shirjaraaid xintoy (3)

shirjaraaid xintoy (4)

shirjaraaid xintoy (5)

shirjaraaid xintoy (6)

shirjaraaid xintoy (7)

shirjaraaid xintoy (8)

 

2,805 comments

  1. Cool post. I found myself checking consistently this web site and I am satisfied!

  2. It is crucial for an organisation to include treatments for identifying
    whether an unexpected emergency circumstance has happened
    as well as at what factor an emergency situation management
    strategy must be turned on.

  3. Tinnitus comes in some different forms and can start as early as birth.

    The paper, ‘Alterations of the emotional processing system may
    underlie preserved rapid reaction time in tinnitus,’ published online since June
    3, 2014 in the journal Brain Research is available online or from the University of Illinois News Bureau.
    3 inches, which makes it the largest known beetle species in the Amazon.

  4. Great blog! Do you have just about any strategies for aspiring writers?
    I am looking to starting my own site eventually although I’m a tiny bit missing on top of every thing.
    Would you advise starting with a free system like WordPress blogs
    or select the paid choice? There are a lot options available to
    you that I’m totally weighed down .. Any advice? Thanks!

  5. While planning for the GS paper, the first efforts must
    be to analyse the previous years’ papers then start prep work.