Gabar aabaheed ku heshay facebook sheeko cajiib ah iyo sawiro

Gabar Soomaali ah balse  hooyadeed ay Ruush tahay ayaa afartan sano kadib heshay aabaheed kadib markii ay codsi dhigtay barta bulshada ee Facebook.

Sayid Axmed Sharif oo ah Farxiya aabaheed ayaa kamid ahaa arday Soomaaliyeed oo waxbarsho u joogtay dalka Ruushka,xilligaa oo uu ku bartay Farxiya hooyadeed.

Hase yeeshee markii uu bilowday dagaalkii Soomaaliya iyo Ethiopia oo dowlada Soomaaliya xiriirka u goysay dalkii Midowga Soofiyeet la oran jirey ayaa loo qabtay muddo 24 saacadood gudahood ah inay dalka ugaga baxaan ardaydii Soomaaliyeed.

Sharif ayaa haystay muddo 24 saacadood ah oo kaliya inuu ku ugaga baxo Ruushka,balse waxa uu u dhaafay xaaskii uu ku guursaday Ruushka cinwaankiisa magaalada Muqdisho caasimada dalka Soomaaliya.

Hase yeeshee waxaa ay sababtay in muddo kudhow afartan sano ay is arkin gabar iyo aabaheed. Si kasta ha ahaatee Farhiya ayaa waxa ay sheegtay in carruurnimadeedii ay ahayd gabar ku soo kortay farxad oo aysan dhibaato kala kulmid aabo la’aanta ay ku nooleyd.

“Hooyaday iyo qaraabadeeda ayaan ka helay jaceyl xoog leh oo aan ku dareemin aabahay oo aan is weynay,” ayay tiri Farxiya. “Aad ayaan iskula qabweynaa muuqaalkeyga aan ka duwanaa ardayda aan isku fasalka ahayn,Macalimiinteyda iskuulka iyo Jaamacadaba waxa ay ii sheegi jireen inaan ahay qof qaas ah oo la yaab leh.” Farhiya waxa ay marwalba ka fikiri jirtey halka uu aabaheed uu joogo iyo sida uu yahay muuqaalkiisaba.

“Jaceylka aan u qabo aabahay marwalba wuu jiray balse markii aan 12 sano jirsaday ayaan ku fekeray inaan wax uun sameeyo si aan u helo aabahay,”ayay tiri Farxiya oo ka hadlaysay markii ay bilowday raadinta aabaheed.

 Xilligan waxaa is bedelay arrimaha siyaasada Midowgii Soofiyeeti waxaa xukunka qabsaday Mikhail Gorbachev oo bilaabay siyaasadiisii furfurnaanta ama Galsnost loo yiqiin,waxayna garowsatay Farxiya in xilligan aysan jirin wax ka celinaya inay aabaheed baadi goobto.

Farxiya waxa ay bilowday inay warqado u dirto dalka Soomaaliya kuna dirto cinwaan uu aabaheed ugaga tagay, balse warqadii ay dirtaba waa ay soo laabanaysay iyadoo aan la furin,mana fahmi karin inay gaartay Soomaaliya iyo inkale.

Balse Farxiya waxa ay la xiriirtay ururada ka jira USSR kuwaasoo ka caawin jiray dadka kala luma inay dib u midoobaan. Sidoo kale waxa ay la xiriirtay Laanqeyrta Cas ee Caalamiga ah kuwaasoo qoysaska isku raadin jirey balse nasiid darro waxba kama helin.

Farxiya ayaa ogaatay in carruur badan oo Afrikaan ah ay waalidkood heleen balse iyada ay ka duwanayd maadaama dalka Soomaaliya uusan xilligaas la laheyn xiriir diblumaasi dalka ay kula nooleyd hooyadeed.

Hase yeeshee marwalba waxa ay isku dayi jirtey inay raadiso aabaheed oo dadal walba ay u gasho sidii ay ku heli lahayd. Waxayna dareentay culeyskii ugu darnaa markii dagaalada sokeeye ay ka bilowdeen dalka Soomaaliya oo ay dowladii dhexe burburtay 1991kii.

Dagaalka sokeeyee ee dalka Soomaaliya ayaa iska jiitamay muddo ku dhow labaatan sano,balse waxaa caalamka ka bilowday baraha bulshada iskula xiriirto taasoo rajo u yeeshay Farxiya.

Barta bulshada ee dadka Ruushka isticmaalaan Vkontakte ayay kula kulantay haweeney caawisa dadka kala luma,balse ma noqon mid ay ku guuleysato Farxiya inay ku hesho aabaheed.

“Warqad ayaan u qoray balse waxay igu tiri haddii uu aabaha uu Soomaaliya joogo ma heli karaysid,”ayay tiri Farxiya.

Kadib waxa ay bilowday Farxiya in ay sawirada Soomaaliya  ka soo dejiso barta bulshada ee loo yaqaan Instagram.

Sawiro badan  oo ay jecleysatay ayaa waxaa soo geliyay nin Soomaali ah oo magaciisa ku sheegay Deeq,waxayna go’aansatay in ay qoraal u dirto  si uu ugaga caawiyo helida aabaheed.

16March.Qoraalkii Farxiyo ayuu Deeq soo geliyay bogga Faceboogiisa. Kadibna waxaa bilowday jawaabtii qoraalka.

Qoraalo badan ay iska soo dabadhacaan, mid kamid ah qoraalada waxa uu ka yimid dalka Norway.”Taas waa walaasheen Farxiya,” ayaa ku qorneyd.

Waxaa soo qoray mid ka mid ah gabdhaha ay isku aabaha yihiin Farxiya kaas oo ku nool dalka Norway magaalada Oslo aabaheedna waqtigaas ay isla joogeen.

Dhowr toddobaad kadib markii lagu wada sheekeystey Skype ayay Farxiya oo ay la weheliyaan hooyadeed iyo saygeeda waxa ay u safreen Norway si ay ula kulmaan aabaheed.

“Waxa uu noqday sidii aan u malaynayay inuu u ekaa aabahay,”ayay tiri Farxiya.

“Qaabka socodka,codka waan isaga egnahay waxa ay ahayd wax aan la rumeysan karin ugu dambeyntii waan kulanay aabahay waqti dheer kadib!”

Farxiya waxa ay la kulantay sadddex gabdhood ay walaalo yihiin iyo weliba wiil ay isku aabo yihiin oo ku nool dalka Sweden,iyadoo wadanka Sweden uu aabaheed si rasmi ah u degen yahay. Gabadhan Farxiyo ayaa waxa ay ogaatay in aabaheed uu sidoo kale raadinayay. “Markii ugu horeysay ee aan ku wadahadalnay qadka Skype waxa uu ii sheegay in uu muddo dheer uu raadinayay,”ayay tiri farxiya.

Balse waa ay ka guureen halkii uu ku ogaa markii ay hooyadeed guursatay, mana haysan Sharif cinwaankooda cusub.sida gabadhiisa oo kale waxa dhibaato ku noqotay xiriirkii burburay ee labada dal.

Farxiya iyo hooyadeed waxa ay si joogta ah ula hadlaan Sharif waxaana la qorsheynayaa in markale ay ku kulmaan magaalada St Petersburg ee dalka Ruushka.

Waxaa jira wax badan oo ay Farxiya ka dooneyso inay ka ogaato nolosha aabaheed, hooyadeed iyo iyadana waxa ay doonayaan inay ugaga sheekeeyaan afartankii sano ee ay kala maqnaayeen.

 Nasiib wanaag, Sharif waxa uu weli xusuustaa luqada Ruushka ee uu bartay xilligii uu ardayga ka ahaa dalka Ruushka.

Farxiya ayaa ku faraxsan in qoys ballaaran ay leedahay oo ku kala firirsan Soomaaliya illaa iyo Scandanavia, waxayna mararka qaarkood ay rumeysan weysaa in raadintii ay dhamaatay.

Taleefankeeda ayaa hadda waxaa ku jira cinwaanada ugu muhiimsan nolosheeda, laga yaabee inaysan mar dambe iska lumin doonin halka laga helo aabaheed iyo walaalaheed.

 Xigasho;BBC waxaa tarjumay Mohamed Caseyr

sharif (1) sharif (2) sharif (3) sharif (4) sharif (5)

39 comments

  1. Now studies suggest that when paired with a healthy diet and exercise program,
    taking garcinia cambogia extract in supplement form may help accelerate weight loss.

  2. Going into 2016, the current iPhone versions include significant electronic camera upgrades over previous versions, even more changing committed point-and-shoot video cameras
    for lots of customers or even DSRLs for some.

  3. Hi! I know this is kind of off topic but I was wondering which blog platform are you using for this site? I’m getting sick and tired of WordPress because I’ve had issues with hackers and I’m looking at alternatives for another platform. I would be great if you could point me in the direction of a good platform.

  4. As well as occasionally you discover constraints as well as limitations in an electronic camera you
    simply didn’t anticipate.

  5. The built-in applications are rubbish but the video camera is bar none the
    best video camera on a phone I have actually ever before had,
    as well as I have actually had HTC, Samsung, and LG front runners with the years.

  6. Clear support for local authorities on rate cameras states that taken care of rate cam housings located within a location of street or motorway lights should be coloured yellow either by
    repainting both the front and also rear of the housing or covering
    both the front and back of the housing with retro-reflective sheet.

  7. I have been exploring for a little for any high-quality articles or blog posts on this sort of area . Exploring in Yahoo I at last stumbled upon this website. Reading this info So i am happy to show that I’ve a very good uncanny feeling I came upon exactly what I needed. I such a lot for sure will make certain to do not forget this site and provides it a glance on a constant basis.

  8. What i do not realize is in fact how you’re not really a lot more smartly-preferred than you might be right now. You are very intelligent. You already know therefore significantly in terms of this subject, made me individually imagine it from so many numerous angles. Its like men and women are not interested until it is something to accomplish with Woman gaga! Your personal stuffs outstanding. All the time maintain it up!

  9. I’m so happy to read this. This is the type of manual that needs to be given and not the random misinformation that’s at the other blogs. Appreciate your sharing this best doc.

  10. I’m impressed, I need to say. Genuinely hardly ever do I encounter a blog that is both educative and entertaining, and let me tell you, you have got hit the nail on the head. Your concept is outstanding; the problem is something that not enough people are speaking intelligently about. I am incredibly happy that I stumbled across this in my search for one thing relating to this.

  11. Heya i am for the first time here. I found this board and I find It truly useful & it helped me out a lot. I hope to give something back and aid others like you helped me.

  12. I’m not that much of a internet reader to be honest but your blogs really nice, keep it up! I’ll go ahead and bookmark your site to come back in the future. Cheers

  13. F*ckin’ amazing issues here. I’m very glad to look your article. Thank you so much and i am looking forward to touch you. Will you please drop me a mail?

  14. Hey there! This is my first visit to your blog! We are a team of volunteers and starting a new project in a community in the same niche. Your blog provided us valuable information to work on. You have done a outstanding job!

  15. You can utilize it to download and install KIK messenger for your
    Windows or Mac Computer. Manymo can be used online without downloading
    any type of brand-new software.

  16. I was wondering if you ever thought of changing the structure of your blog? Its very well written; I love what youve got to say. But maybe you could a little more in the way of content so people could connect with it better. Youve got an awful lot of text for only having 1 or 2 pictures. Maybe you could space it out better?

  17. F*ckin’ tremendous issues here. I’m very happy to peer your post. Thank you so much and i’m looking forward to touch you. Will you kindly drop me a e-mail?

  18. hello!,I really like your writing so a lot! proportion we keep up a correspondence more about your article on AOL? I need a specialist in this house to unravel my problem. May be that’s you! Looking forward to look you.

  19. Wonderful website. A lot of useful info here. I am sending it to a few friends ans also sharing in delicious. And naturally, thanks for your effort!

  20. I’m just writing to let you know what a helpful encounter my wife’s princess developed checking your web page. She discovered plenty of pieces, not to mention what it’s like to have a great coaching nature to make many more quite simply know precisely a number of extremely tough matters. You actually surpassed my expected results. Thank you for producing those productive, trustworthy, educational and as well as fun tips about that topic to Jane.

  21. This design is wicked! You most certainly know how to keep a reader amused. Between your wit and your videos, I was almost moved to start my own blog (well, almost…HaHa!) Wonderful job. I really enjoyed what you had to say, and more than that, how you presented it. Too cool!

  22. When I initially commented I clicked the -Notify me when new feedback are added- checkbox and now every time a comment is added I get 4 emails with the same comment. Is there any approach you’ll be able to remove me from that service? Thanks!

  23. WONDERFUL Post.thanks for share..more wait .. …

  24. Thanks so much for giving everyone an exceptionally nice opportunity to read in detail from this website. It can be so superb and also stuffed with fun for me and my office peers to visit the blog the equivalent of 3 times in one week to study the new issues you will have. And definitely, I am also certainly happy with your fantastic solutions served by you. Certain 1 points in this posting are truly the most effective I’ve had.

  25. Oh my goodness! an incredible article dude. Thanks Nevertheless I’m experiencing issue with ur rss . Don’t know why Unable to subscribe to it. Is there anybody getting an identical rss problem? Anybody who knows kindly respond. Thnkx

  26. I and also my buddies ended up analyzing the excellent tips and hints located on your site while all of the sudden I had a horrible feeling I never thanked the blog owner for those techniques. Those men came as a result thrilled to read through all of them and have in effect unquestionably been tapping into them. I appreciate you for simply being considerably accommodating and also for deciding upon varieties of magnificent ideas most people are really desirous to discover. Our sincere regret for not expressing appreciation to you sooner.

  27. I have to express my appreciation to you for bailing me out of this particular circumstance. Because of looking out throughout the world wide web and obtaining basics which are not beneficial, I assumed my entire life was well over. Living without the answers to the difficulties you have resolved through your write-up is a critical case, as well as those that might have negatively affected my entire career if I had not encountered your blog post. Your own personal training and kindness in touching all the details was very helpful. I don’t know what I would’ve done if I hadn’t encountered such a solution like this. I’m able to at this time look forward to my future. Thank you so much for the skilled and amazing help. I will not think twice to propose the website to anyone who should get guidance about this situation.

  28. My spouse and i felt so glad when Louis managed to conclude his inquiry from the precious recommendations he got in your web page. It is now and again perplexing just to continually be releasing guides which people have been selling. And now we know we need the writer to give thanks to for that. The most important explanations you’ve made, the easy website menu, the relationships you can give support to instill – it’s many spectacular, and it’s facilitating our son in addition to the family imagine that that article is excellent, which is certainly especially serious. Thanks for all the pieces!

  29. Thank you for each of your efforts on this website. My mom really loves participating in internet research and it is simple to grasp why. We notice all regarding the compelling form you render important guidelines via your web site and as well recommend participation from other individuals on this topic while our own princess is actually learning a lot of things. Take pleasure in the remaining portion of the new year. You are always conducting a tremendous job.

  30. Apple previously incorporates Rhapsody as an app, which is a ideal start, but it is previously hampered through the inability to store domestically on your iPod, and consists of a dismal 64kbps little bit cost. If this modifications, then it will somewhat negate this convenience for the Zune, nevertheless the Ten audio for every month will however be a big in addition within just Zune Pass’ want.

  31. Wow! Your website is amazing! I will tell about it to my friends and anyone that could be drwn to this object. Great work girls 😀

  32. The fresh new Zune browser is shockingly very good, yet not as Great as the iPod’s. It operates nicely, however just isn’t as quick as Safari, and has a clunkier interface. If yourself at times plan upon getting the net browser that is not an issue, however if you’re coming up with towards study the internet alot towards your PMP then the iPod’s larger sized screen and improved browser may possibly be crucial.

  33. This website is amazing. I will tell about it to my friends and anybody that could be interested in this subject. Great work guys!

  34. If you’re however upon the fence: get your most loved earphones, intellect down in direction of a Best Buy and check with toward plug them into a Zune then an iPod and look at which a single seems much better to by yourself, and which interface creates your self smile even further. Then you may realize which is specifically for by yourself.