Farmaajo oo codsaday in dagaalka Al-Shabaab lagu soo Afjaro 2-Sano

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka codsaday ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM in muddo labo sano ah in ay kusoo Afjaraan dagaalka lagula jiro Ururka Al-Shabaab.

Madaxweynaha ayaa sheegay in ciidanka AMISOM laga doonaya in a muujiyaan kaalintooda ku aadan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda gobolada dalka Soomaaliya.

Dowladd Soomaaliya ayuu sheegay in ay xiriir wanaagsan ay la yeelanayso Ciidamada AMISOM si Al-Shabaab looga Guuleysto.
” Hadafkeenu waa in ay aanu si wadajir ah u shaqeyno si aan u jabino Al-Shabaab , islamarkaana dagaalka lagu jiro Al-Shabaab aan kusoo Afjarno labo sano” ayuu yiri  Farmaajo.

Gudoomiyaha AMISOM Francisco Madeira, ayaa sheegay in ay balan qaadayaan in ay qaadaan tilaabo walbe oo labada sano ee socota Al-Shabaab looga guuleysan karo.

1,504 comments

  1. I know this web page gives quality dependent content and extra stuff, is there any other website which provides such stuff in quality?

  2. I think this is among the most important information for me.
    And i am glad reading your article. But should remark on some general things, The site style is great, the articles is really
    excellent : D. Good job, cheers

  3. Thе iconic bronze Fonz statue оn thᥱ Milwaukee River Stroll јust south ⲟf Ꮤells Street iѕ decked out in Ѕt.

    Patrick’s Day gear fօr thᥱ occasion.

  4. Aw, this was an exceptionally good post. Taking a few minutes and actual effort to
    generate a really good article… but what can I say… I hesitate a whole lot and don’t seem to get nearly anything done.