Hab cusub oo loo qaadanayo baasaboorka Soomaaliyeed (Sawiro)

Wasiirka Wasaarada Amniga Soomaliya Mudane Maxmed Abukar Islow Ducaale ayaa manta si rasmi ah xariga uga jaray hab-raaca cusub ee qadashada Basaboorka Soomaliya.

Wasiirka oo manta kormeer guud ku sameyay xarunta bixinta basaboorada Soomaaliya ayaa mid mid u kormeeray xafiiskayada hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Sida Xafiiska Hubinta Muwaadinimada, Xafiiska Qadashada basaboorka, Xafiiska Daabacaada, Xafiiska Keydka, iyo Xafiiska Shaqada iyo shaqaalaha.

Hab-raacan cusub ee qaadashada Basaboorka ayaa ah mid lagu kontoroolayo dadka qadanaya Basaboorka in ay yihiin dadka xaqa u lahaa iyo sidoo kale in dib loo soo celiyo sharafta Basaboorka.

Wasiirka amniga ayaa warbixin ka dhageystay Taliyaha hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Maxamed Aadan Koofi, isagoo uga waramay sida ay hay’adda u shaqeyso iyo qorsheyaasha ay hiigsanayaan.

Mudane Maxamed Abuukar Islow Wasiirka Amniga gudaha ayaa bogaadiyay howlaha ay qabato hay’adda, waxaana uu kula dar daarmay inay sii dar dargeliyaan howlaha loo igmaday.







2 comments

  1. I simply couldn’t go away your web site prior to suggesting that I really enjoyed the standard information a person supply for your visitors? Is going to be again often in order to investigate cross-check new posts

  2. There are actually loads of details like that to take into consideration. That is a great level to bring up. I supply the thoughts above as general inspiration however clearly there are questions just like the one you deliver up the place crucial factor can be working in sincere good faith. I don?t know if finest practices have emerged round issues like that, but I am positive that your job is clearly recognized as a fair game. Each boys and girls feel the affect of just a second’s pleasure, for the rest of their lives.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*