Maxeey ka wada hadleen Ra,iisul Wasaare Kheyre & Stephen Schwartz.

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay Safiirka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Stephen Schwartz.

Wararka ayaa sheegaya I kulankaas uu ahaa  mid uu dalbaday safiirka Mareykanka ee Soomaaliya kaas oo dhacay garoonka diyaaradaha Muqdisho sida ay shaacisay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya.

Ra’iisul wasaare Kheyre iyo Stephen Schwartz ayaa ka wada hadlay horumarka laga gaaray qorshaha ammaanka Soomaaliya iyo xaaladda gurmadka abaaraha.

Mareykanka ayaa dhowaan ciidamo saraakiil Tababarayal ah usoo diray Soomaaliya kuwaas oo tababar siin doono ciidamada xoogga dalka iyo AMISOM .

 

54 comments

  1. Youre so cool! I dont suppose Ive learn anything like this before. So good to seek out any person with some authentic thoughts on this subject. realy thank you for beginning this up. this website is one thing that’s wanted on the net, someone with just a little originality. useful job for bringing something new to the web!

  2. [url=http://tiloye.com/boko-haram-troops-eliminate-6-terrorists-in-dissa-borno-photos/]tiloye[/url], [url=http://www.gsd.it/?attachment_id=81]gsd[/url], [url=http://scalercflight.org/activity/p/408491/]scalercflight[/url], [url=http://sodermansel.se/UserProfile/tabid/172/userId/15697/Default.aspx]sodermansel[/url], [url=http://soyaconcagua.cl/2014/11/29/alcalde-caballeria-entrego-38-becas-presidente-de-la-republica-a-jovenes-rinconadinos/]soyaconcagua[/url], [url=http://forum.novoalt-12.ru/profile.php?id=287266]forum novoalt-12[/url],

  3. Pretty section of content. I just stumbled upon your site and in accession capital to assert that I get actually enjoyed account your blog posts. Anyway I will be subscribing in your augment and even I fulfillment you get entry to persistently fast.

  4. I’ve read some good stuff here. Certainly worth bookmarking for revisiting. I wonder how much effort you put to make such a great informative web site.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*