Meydka labo ruux oo saaka lagu arkay duleedka deegaanka Biyo Cadde ee gobolka Sh/dhexe

Wararka ka imanaya deegaanka Biyo-cadde ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in lagu arkay duleedka Biyo-Cadde meydka labo ruux oo dhalinyaro ah iyo mid kale oo dhaawac ah.

Raggaan ayaa la sheegay inay saarnaayeen baabuurta rakaabka qaada ee loo yaqaan caasiga waxaana ay ku soo jeedeen deegaanka Biyo-Cadde oo ay ku sugan yihiin ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM.

Mid ka mid ah dadka degen deegaanka Biyo-Cadde oo diiday in magaciisa la shaaciyo ayaa u sheegay  radiojowhar.com in dilka raggan ay ka dambeeyeen ciidamada dowlada.

“Waxaa ay socdeen waqti dambe oo xalay ah waxaana halkaas dhufeys ugaga jirey ciidamada dowlada waxaana loo maleeyay in ay gaariga wataan Alshabaab.”ayuu yiri qofka degen deegaanka Biyo Cadde.   Mid kamid ah labada ruux ayaa magaciisa lagu sheegay Maxamed Cali waxana uu ahaa darawalkii waday gaariga.

 

3 comments

  1. Hello there! I could have sworn I’ve been to this website before but after checking through some of the post I realized it’s new to me. Anyhow, I’m definitely happy I found it and I’ll be book-marking and checking back frequently!

  2. I was very happy to search out this internet-site.I wished to thanks for your time for this glorious learn!! I undoubtedly having fun with each little little bit of it and I’ve you bookmarked to take a look at new stuff you weblog post.

  3. Hmm is anyone else encountering problems with the pictures on this blog loading? I’m trying to figure out if its a problem on my end or if it’s the blog. Any suggestions would be greatly appreciated.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*