Ra,iisul Wasaare Kheyre oo kulan la qaatay maanta Saraakiisha AMISOM.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in uu la kulmay Mas’uuliyiin ka tirsan Ciidamada Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee ka howlgalla Soomaaliya.

Xasan Cali Kheyre ayaa Saraakiisha Ciidamada Midowga kala hadlay sidii loo furi lahaa Wadooyinka ee xiran ee ku yaalla gobolada dalka Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in kulanka ay joogeen Saraakiil ka tirsan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.

War lagu daabacay barta Twitter-ka Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa lagu xusay in ay muhiim tahay in la furo wadooyinka xiran si dadka dhibaateysan Gargaar loo gaarsiiyo.

“Waxaan Isla garanay Saraakiisha Ciidamada iyo kuwa AMISOM in ay muhiim tahay in la qaado isbaarooyinka yaalla wadooyinka gobolada dalka si gargaar loo gaarsiiyo dadka dhibaateysan”

Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa dhowr jeer sheegay in ay qaadi doonaan howlgallo lagu furaayo wadooyinka xiran.

Wadooyinka ugu badan ee go’doonka ku jira ayaa waxa ay ku yaalla degaanada maamulka Koonfur Galbeed.

Madaxda maamul goboleedyadda qaarkood ayaa horay u sheegay in dadka dhibaateysan ee kunool degaanadooda in aan gargaar la gaarsiin karin sababo la xariira wadooyinka xiran.

7 comments

  1. Wadooyinka ugu badan ee go’doonka ku jira ayaa waxa ay ku yaalla degaanada maamulka Koonfur Galbeed.

  2. Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa dhowr jeer sheegay in ay qaadi doonaan howlgallo lagu furaayo wadooyinka xiran.

  3. Ciidamada Midowga kala hadlay sidii loo furi lahaa Wadooyinka ee xiran ee

  4. I was just looking for this information for a while. After 6 hours of continuous Googleing, finally I got it in your website. I wonder what’s the lack of Google strategy that do not rank this type of informative web sites in top of the list. Generally the top websites are full of garbage.

  5. [url=http://www.pressreleaselive.com/fc-schalke-04-fotbollstroja-ottocathe/]pressreleaselive[/url], [url=http://www.catering-banqueting-milano.com/maxkitchen-catering-milano-alla-fiera-del-mobile/]catering-banqueting-milano[/url], [url=http://myculturaltrip.com/groups/maglie-calcio-arsenal-lyndonruy/]myculturaltrip[/url], [url=http://www.basswishes.com/UserProfile/tabid/380/userId/114291/Default.aspx]basswishes[/url], [url=http://lejournaldenissou.com/get-the-look-les-looks-de-la-semaine/]lejournaldenissou[/url], [url=http://www.cocinayvino.com/beignets-de-vainilla-y-lavanda-2/]cocinayvino[/url],

  6. This net website is definitely a walk-through for all the info you wanted about this and didn’t know who to ask. Glimpse here, and you’ll definitely discover it.

  7. Howdy! Do you use Twitter? I’d like to follow you if that would be ok. I’m definitely enjoying your blog and look forward to new updates.