R.W Kheyre oo Maanta kormeeray Dekadda Muqdisho

Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta waxaa uu booqday dekadda weyn ee magaalada Muqdisho oo dhawaan loo magacaabay maamul cusub.

Ra’iisul-wasaaraha ayaa kormeeray hannaanka ay u shaqeyso dekedda, iyo qaabka loo maareeyo dhaqaalaha laga aruuriyo dadka isticmaala dekedda.

Mudane Kheyre ayaa ku booriyey madaxda iyo shaqaalaha ka howlgala dekedda in ay ilaaliyaan mas’uuliyadda lagu aaminay, maadaama ay dowladdu wadoo qorshe isla-xisaabtan ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*