Zinedine Zidane oo sheegay in James Rodríguez kooxdiisa uu kasii hayaamayo

Tababare Zidane ayaa qaab la yaab leh uga jawaabay wararka sheegaya in James Rodríguez uu kooxdaas uu ka huleelayo marka xilli ciyaareedka uu dhamaado

Wargeyska Marca ayaa sheegaya in Zidane uusan u muuqan mid laacibka ku dhiira gilinaya in uu sii joogo kooxdaas

Waxa uu qiray Zidane in uusan isku dayin in laacibkaas reer Colombia uu ku qanciyo in uu sii joogo kooxdaas sida uu horayba ugu sameeyay qadkiisa dhexe ee Isco ka dib markii uu u gacan haatiyay in uu baxayo .

Inkastoo Zidane uu isku dayay in uu ka fogaado ka hadalka mustaqbalka ciyaartooydiisa hadana warkaan ka soo yeeray waxa uu si rasmi ah u xaqiijinayaa in laacibkaas uu ka huleelayo Real Marka xilli ciyaareedkaan dhamaado

One comment

  1. WҺen Ӏ initially commented І clicked tһe “Notify me when new comments are added” checkbox annd now eаch time а
    comment is ɑdded I get three e-mails wit tҺe same comment.
    ӏs tҺere any waу you can remove me from that service?
    Appreciate it!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*