Galmudug: 25 Xildhibaan Oo Maxkamad Looga Yeeray (Akhriso)

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Galmudug Yaxye Sheekh Cali ayaa soo saaray qoraal uu ugu yeerayo 25 xildhibaan oo  ka tirsan baarlamaanka maamulkaasi.

Xubnaha loo yeeray waxaa ku jira guddoomiyaha baarlaamaanka Galmudug Cali Gacal Casir iyo Maxamed Xaashi Cabdi, Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi, balse xildhibaanno xalay kulmay ay sheegeen  in ay xilalkii ka qaadeen.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in maxkamadda uu soo gaaray cabsho laga qabo 25-kaan mudane, looguna yeeray si wax looga weydiiyo.

Halkaan hoose ka akhriso:

One comment

  1. Thank you for all of your hard work on this site. My mom delights in managing investigation and it’s really easy to see why. My spouse and i notice all relating to the dynamic form you deliver great thoughts by means of your website and therefore foster participation from some other people on that theme and our own daughter has been discovering so much. Have fun with the remaining portion of the new year. You are carrying out a really great job.