In ka badan 50 ruux oo lagu dilay bandhig faneed ka dhacay magaalada Las Vegas

In ka badan 50 ruux ayaa lagu dilay, 200 kalena waa ay ku dhaawacmeen, kaddib markii nin hubeysan uu rasaas ooda uga qaaday goob ay dad fara badan ku caweynayeen oo ku taal magaalada Las Vegas ee dalka Mareykanka.

Goobtan ayaa waxaa ka socday bandhig faneed masrax dusha ka furnaa oo ku yaal Hotelka Mandala Bay oo ah goob loo dalxiis tago.

Ninka hubeysan oo lagu magacaabayay Stephen Paddock oo 64 jir ahaa ayaa rasaas ka soo riday dabaqa 32aad, halkaasoo ay ku taallay masrax weyn oo dusha ka furnaa, ayna ku sugnaayeen kumanaan ruux oo ka qeyb galay Xaflad Muusik.

Booliska ayaa aqoonsaday ninka la tuhunsanaa, oo ka mid ahaa dadka deegaanka, waxaana toogtay ciidamada.

Weerarkan ayaa noqonaya kii ugu dhimashada badnaa, tan iyo markii uu xafiiska la wareegay Madaxweyne Donald Trump horaantii bishii January.

2 comments

  1. I would like to show some appreciation to this writer just for rescuing me from this type of crisis. After checking through the the net and obtaining solutions which were not productive, I was thinking my life was gone. Being alive devoid of the solutions to the difficulties you have resolved by means of this posting is a crucial case, and the kind that would have in a wrong way damaged my entire career if I hadn’t encountered your web blog. The natural talent and kindness in playing with all the things was invaluable. I am not sure what I would have done if I hadn’t come across such a point like this. I’m able to at this point look ahead to my future. Thank you very much for the impressive and effective help. I won’t think twice to endorse your web blog to any individual who needs to have care on this problem.

  2. Hello there, what do you really feel regarding omega xl now? Really neat idea, isn’t it?