Maxay tahay sababta loo baajiyey kulankii Madaxweyne Farmaajo isugu yeeray labada Aqal? -FAALLO

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalbadey kulan degdeg ah oo uu la hadlo labada Aqal ee Xildhibaanada Federaalka Soomaaliya.

Fariin ka soo baxdey shirguddoonka Baarlamaanka oo loo direy Xildhibaanada fiidnimadii xalay ayaa lagu sheegay in kulankaasi baaqdey, lama sheegin sababta rasmiga ah waxaana lagu gaabsadey arrimo farsamo darteed, sidoo kale lama sheegin xiliga Madaxweynuhu la hadli doono Xildhibaanada lamana qaban madal cusub.

Sida uu qabo dastuurku, Madaxweynuhu waxa uu isugu yeeri karaa Xildhibaanada Baarlamaanka kulan aan caadi ahayn.

Madaxweyne Farmaajo ayaa qoraal uu u direy guddoomiyaha Aqalka sare Mudane Cabdi Xaashi dalabanayo in la isugu yeero Xildhibaanada labada Aqal si uu ugu jeediyo khudbad, maalinta sabtida ah oo ku beegan maanta, kadib qaraxii lagu hoobtey ee 14 Oktoobar.

Waa markii u horeysey ee Madaxweynuhu dalbado in uu hor yimaado Xildhibaanada oo ay isugu yimadaan kulan aan caadi ahayn, taas oo baaqatey.

Kulanka Madaxweynhu dalbadey ayaa ku beegmay 48 guuradii ka soo wareegtey markii ciidamada Milterigu ay kala direen baarlamaankii la soo doortey, kuwaas oo badankood xabsiga la dhigey 21 Oktoobar 1969 oo maanta ku beegan. Waxaana markiiba jawaabo looga bixiyey baraha bulshada isku xira, (Social Media) kuwaas oo sheegay in Farmaajo ku xusaayo maalintii inqilaabka Mileteri iyo kala dirkii Baarlamaankii la doortey khudbad uu u jeediyo labada gole, ma cadda in uu kulanku u baaqdey sababtaas iyada oo Villa Somalia ka carareyso in ay noqoto minbar kale oo laga soo canbaareeyo.

SABABAHA BAAQASHADA KULANKA

Ma cadda sababta rasmiga ah ee kulankan u baaqdey, waxaa jira warar sheegaya in kulanku u baaqdey arrimo amni dartood, halka warar kale sheegayaan in kulanku u baaqdey caro badan oo ka dhex guuxeysa Baarlamaanka taas oo soo jiitameysey saddexdii bilood ee u danbeysey. Ka hor 14 Oktoobar waxaa jirey khilaaf u dhexeeyey Xildhibaanada Baarlamaanka iyo Xukuumadda Raysalwasaare Kheyre, waxaana qaar kamid ah Xildhibaanadu isku dayeen in ay mooshin ka keenaan, waxaa horey u dhacay.

Dhacdadii Qalbidhagax oo aan weli la soo afjarin iyada Madaxweyne Farmaajo oo ahaa Musharax lagu doortey Waddani oo aan weli ka hadlin arrintaas. Waxaa weli taagnaa muranka ka dhexeeyey shanta maamul goboleed ee dalka ka jira iyo Dowladda Federaalka oo aan weli jawaab ka bixin baaqii Kismaayo, waxaa hal mar is casiley Wasiirkii gaashaandhigga iyo Taliyhii ciidanka Dowladda. Arrimahan oo dhan oo wada taagan ayaa waxaa dhacdey muusibadii 14 Oktoobar oo ay ku geeriyoodeen 352 qof, halka dhaawucu ka badnaa 250 qof.

14 Oktoobar kadib: Dowladda Federaalku ilaa hadda kama hadlin sida wax u dhaceen, ma muuqdo baartitaan caalami ah oo la xiriira musiibadii ka dhacdey Muqdisho, waxaa dib loo dhiseyaa daarihii ku dumey, waxaa durbadii la dhisey oo laami la mariyey wadadii qaraxu ka dhacay ee burburku soo gaarey, waxaana wax badan meesha ka baxay dhamaan waxyaabhii baaritaanku u baahnaa. Waxaa jira warar ka soo baxay laamaha amniga oo soo gaarey saxaafadda sida, halka qaraxu ku socdey, dareewalka gaariga wadey, gaariga noociisa iyo cidda laga gatey, sida gaarigu ku soo dhaafey labada Kontrool oo mid ay ku sugnaayeen ciidanka xasilinta Muqdisho, sidoo kale waxaa saxaafadda soo gaarey in arrintan lugaha la gashey mid kamid ah shirkadaha ugu waaweyn ee Soomaaliya.

Inkasta oo Soomaaliya ay tahay dal burbur ka soo kabanaya ayeysan dhicin caalamka in sideed maalmood kadib aysan weli ka hadlin sida wax u dhaceen. Wasiirka Amniga Dowladda Federaalka Ducaale oo maalintii Jimacada saxaafadda la hadley ayaa sheegay in dad loo xirey qaraxii Zoope, laakiin ma bixin wax intaas ka badan.

XALKA DOWLADDU SOO BANDHIGTEY

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Raysalwasaare Kheyre ayaa la hadley dad aad u badan oo ka qaybgalay banaanbax looga soo horjeedo al-Shabaab iyo xasuuqii 14 Oktoobar, waxaa si weyn loo rajeynaayey in Dowladdu keeni doonto xal, shacabkana u sheegi doonto sida amnigooda loo sugayo xal degdeg ahna dowladdu u keeni doonto. Khudbadaha ay jeediyeen ayaa u badnaa kuwo lagu sii kicinaayo quluubta shacabka u hamuun qaba Dowlad hanan karta amnigooda ilaalin karta dhiigooda macna darrada loo daadinaayo, laakiin khudbaduhu waxay ahaayeen kuwo xamaasad ku dhisan. Xalka keliya ee Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo soo bandhigey ayaa ahayd in la dhisi doono ciidamo loogu yeero Ciidanka Ilaalinta Shacabka, horey waxaa u jirey ciidamo aad u badan oo gaaraya 10 000 oo askeri oo intooda badan ku sugan yihiin Benaadir iyo Shabeelada Hoose, NISA, Gaashaan, Danab, Milteriga, Daraawiish iyo magacyo kale waxaana dhawaan la sameeyey Ciidanka Xasilinta Muqdisho, waxaana la is weydiinayaa in xalku noqdey in ciidamo kale la dhiso iyada oo timirtii horeba aan dab loo hayn.

BAAQASHADA KULANKA MADAXWEYNUHU DALBADEY

Haddaba arrimaha kore oo dhan waxay saluug ay ku rideen in badan oo kamid ah Xildhibaanada, waxaa jira warar sheegaya in Xildhibaanadu dalbadeen in kulanku noqdo mid saxaafadda u furan Madaxweynahana ay weydiiyaan su’aalo qaar kamid ah Xildhibaanada ayaa Muqdisho isaga tagey iyaga oo u baqaya amnigooda, waxaana la dhihi karaa baaqashada kulankii u horeeyey ee Madaxweynhu dalbado xili dalku weli la murugoonayo wixii dhacay 14 Oktoobar waxay Madaxweynaha ku tahay mid faallo ka bixin karta hoggaaminta dalka.

29 comments

  1. Excellent goods from you, man. I have be mindful your stuff prior to and you’re just extremely great.
    I actually like what you’ve received right here,
    really like what you are saying and the way in which during which you assert it.
    You are making it entertaining and you still take care of to keep
    it wise. I cant wait to read far more from you. That is actually a terrific website.

  2. This blog was… how do I say it? Relevant!! Finally I’ve found something that helped me.

    Appreciate it!

  3. I do not even know the way I ended up right
    here, however I believed this post used to be good. I do not understand who you’re but
    definitely you’re going to a famous blogger should you are not already.

    Cheers!

  4. I read this paragraph fully on the topic of the resemblance of newest and previous technologies,
    it’s remarkable article.

  5. If some one wants to be updated with most recent technologies
    after that he must be pay a visit this website
    and be up to date every day.

  6. Hardly anybody will get gold or silver anymore because few individuals
    make it that far in marriage. Nothing says class more than Coro
    jewellery.

  7. It’s an remarkable article for all the web users; they will
    obtain benefit from it I am sure.

  8. Preyty nice post. І ϳust stumbled uρоn your weblog ɑnd wishwd
    tⲟ sɑy that І have rеally enjoyed surfing aroᥙnd your
    blog posts. After all I’ll bе subscribing to үοur fded and I hope you write
    again soon!

  9. Good way of describing, and fastidious article to obtain data
    regarding my presentation subject matter, which i am going to deliver in college.

  10. Very nice blog post. I definitely love this site.
    Keep it up!

  11. Bur Dubai’s Textile Souq sells Indian saris,
    vibrant materials, spangly Aladdin slippers, Dubai t-shirts, and Arabian ‘antiques’.

  12. Hello there, You have done an excellent job. I’ll definitely digg it and
    personally recommend to my friends. I’m sure they’ll
    be benefited from this web site.

  13. Hello there! Do you know if they make any plugins to protect against hackers?
    I’m kinda paranoid about losing everything I’ve worked hard on. Any
    recommendations?

  14. Great article. I am going through a few of
    these issues as well..

  15. Wow, marvelous weblog structure! How lengthy have you been running
    a blog for? you make running a blog look easy. The
    overall look of your website is fantastic, let alone the content material!

  16. Howdy! This post could not be written any better!
    Looking at this post reminds me of my previous roommate!
    He continually kept preaching about this. I am going
    to send this post to him. Pretty sure he’s
    going to have a great read. Thanks for sharing!

  17. Online video marketing lets people who would like in promoting
    service or product to create attention to their goal with the
    use of an engaged and captivating video. Online marketing
    videos pinpoint the people inside company and never the business itself and they are completely different from the corporate
    world flavor. People continue checking various websites as a way to
    understand about the best organizations in addition to
    their activities.

  18. Genuinely no matter if someone doesn’t understand then its
    up to other users that they will assist, so here it occurs.

  19. We assume you are attempting to get a ‘Ball Park’ determine on something you own, or need to personal, or
    sell, or insure.

  20. Amazing issues here. I am very glad to see
    your article. Thanks so much and I am taking a look ahead to touch you.

    Will you please drop me a e-mail?

  21. Wow, that’s what I was exploring for, what a data!
    present here at this webpage, thanks admin of this
    web site.

  22. Wonderful goods from you, man. I’ve understand your stuff previous to and you are just too fantastic.

    I really like what you have acquired here,
    certainly like what you’re saying and the way in which you say
    it. You make it entertaining and you still take care of to
    keep it wise. I can not wait to read far more from you. This is really a
    terrific web site.

  23. Do you mind if I quote a couple of your posts as long as
    I provide credit and sources back to your site?

    My blog is in the exact same niche as yours and my visitors would
    genuinely benefit from a lot of the information you present here.
    Please let me know if this okay with you. Appreciate it!

  24. Hi there! Do you use Twitter? I’d like to follow you if that would
    be okay. I’m absolutely enjoying your blog and look forward to new updates.

  25. A person essentially help to make seriously articles I would state. This is the first time I frequented your website page and thus far? I surprised with the research you made to create this particular publish extraordinary. Great job!

  26. Good day! This is my very first reply on your website so I just wanted to give a quick shout out and tell you I really enjoy reading through your blog posts. Can you recommend other blogs that go over wise quotes? I’m as well quite keen on this! Thanks a ton!

  27. Hey there, what do you think with regards to best wireless headphones for gym? Very cool topic, right?

  28. Wow, marvelous blog layout! How long have you been blogging for? you made blogging look easy. The overall look of your website is fantastic, let alone the content!