Siilaanyo iyo Galayr oo Magaalada Caynabo Heshiis Ku Kala Saxiixday

Magaalada Caynaba  waxa shalay galab lagu soo gabo-gabeeyay wadahadaladii u socday dawladda somaliland iyo maamulka khaatumo ee uu hoggaamiyo Cali khaliif Galayr.wadahadalaadaasi oo socday labadii sanno ee u danbeeyay taasi oo ka dhalatay gogoshii nabadeed ee madaxweynaha xilka ka sii degaya ee Axmed Siilaanyo u fidiyay dadka deegaanada Sool, Sanaag bari iyo Buuhoodle.

Wadahadaladani ayaa somaliland iyo khaatumo uga socday dalalka imaaradka, jabuuti, itoobiya iyo Somaliland gudaheeda, waxaa si wadajir ah u saxiixay heshiiska ay labada dhinac wada-gaareen  Madaxweynaha  Somaliland  Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo hogaamiyaha khaatumo Prof Cali Khaliif Galayr

Cali Khaliif oo hadalka ku hormaray saxiixa ka dib waxaa uu sheegay inuu ku faraxsan yahay heshiiska  lagu kala saxeexday caynaba, waxa uu sheegay  in dastuurka Somaliland oo la furaa yahay dawladda kaliya ee reer Sool, iyo Sanaag bari isagoo ballan qaaday inuu heshiiskaasi sida uu yahay uu u fulin doono.

Madaxweynaha Somaliland Axmed oo isna hadalka qaatay ayaan soo dhaweeyay heshiiska, waxaana uu sheegay in heshiiska ay la saxiixdeen khaatumo uu horseedi doono Horumar, iskaashi iyo isku-duubni. Wuxuuna ballanqaaday inay  fulin doonaan, ayna dhaqan gelin doonaan go’aamada uu xambaarsan yahay heshiiska oo  ka kooban Saddex iyo Tobanka Qodob,

Gunaanadkii shirkana Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibada Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa akhriyey nuxurka heshiiska Jamhuuriyadda Somaliland iyo Khaatumo, waxaanu yiri“ Waxa weeyi nuxurku :-

In la helo cadaalad iyo sinaan iyo nabad ku wadada noolaansho.

in la wada ilaaliyo jiritaanka iyo madax banaanida Somaliland.

in khilaaf kasta oo jira lagu dhameeyo wada hadal iyo jid nabadeed.

in la adkeeyo midnimada iyo nabad ku wada noolaanshaha.

In dastuurka dib loo furo si loo sugo awood qaybsi ku dhisan cadaalada iyo Sinaan guddi joogto ahna arrinkaas loo saaro.

In dawladda Somaliland, ururada samafalka iyo hay’adaha jimciyada quruumaha ka dhaxaysa ka hawl galaan sidii mashaariic horumarineed looga samayn lahaa gobolada Sool, Sanaag iyo Buuhoodle.

In ciidamada hubaysan ee Khaatumo la qarameeyo oo wadanku yeesho ciidan qaran oo suga xuduudihiisa, jirintaankiisa iyo danahiisa

9 comments

  1. I will immediately snatch your rss as I can not in finding your e-mail subscription hyperlink or e-newsletter service. Do you’ve any? Kindly permit me understand in order that I may subscribe. Thanks.

  2. Sweet blog! I found it while searching on Yahoo News. Do you have any tips on how to get listed in Yahoo News?
    I’ve been trying for a while but I never seem to
    get there! Cheers

  3. Hey there! I just wanted to ask if you ever have any trouble with hackers? My last blog (wordpress) was hacked and I ended up losing a few months of hard work due to no data backup. Do you have any methods to stop hackers?

  4. Hi, I’m really glad I discovered your blog page, I really found you by mistake, while I was browsing on Aol for best flirting lines. Regardless I am here now and would just love to say thanks for a great blog post and the all-round entertaining blog (I also like the theme/design), I do not have enough time to go through it all at the minute though I have book-marked it and even added in the RSS feeds, so once I have sufficient time I will be back to read more. Make sure you do keep up the great job.

  5. Wonderful web site. Lots of helpful info here. I’m sending it to a few friends ans also sharing in delicious. And obviously, thank you on your effort!

  6. You’re certainly right and I agree with you. When you wish, we might as well chat around apps for android phones, one thing which intrigues me. The website is really impressive, all the best!

  7. I’ve been exploring for a bit for any high-quality articles or weblog posts in this sort of space . Exploring in Yahoo I at last stumbled upon this site. Studying this information So i am glad to show that I have a very good uncanny feeling I came upon exactly what I needed. I such a lot undoubtedly will make sure to do not fail to remember this web site and give it a glance on a constant basis.

  8. It was amazing reading this and I believe you are really correct. Inform me if you’re considering luck patcher apk, this is my principal competence. Hope to check back with you soon enough, take care!

  9. Hello, Neat post. There is an issue along with your site in internet explorer, could test this… IE nonetheless is the marketplace leader and a huge component of other people will omit your fantastic writing due to this problem.