Taliyihii ciidamada Booliska Waqoyiga Gaalkacyo Cali Magafe oo ku dhintey qarax loogu xirey gaarigiisa

Taliyihii Saldhigga Waqooyiga Gaalkacyo Cali Ibraahim Cali (Cali Magafe) ayaa ku dhintay qarax loogu xiray gaarigiisa, xilli uu marayay bartamaha Magaalada gaalkacyo.

Wararka ayaa sheegaya in Taliyaha uu soo gaaray dhaawac culus, waxaana la geeyay Isbitaal, halkaasoo markii dambe uu ku geeriyooday.

Ciidamada Booliska ayaa wada baaritaan ku aadan falkan, waxaana qeybo ka mid ah xaafadaha Waqooyiga Gaalkacyo lagu arkay ciidamada.

Ma jirto illaa iyo hada wax war ah oo ka soo baxay Taliska Booliska iyo Maamulka Gobolka Mudug qeybta Puntland

Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa horay waxaa uga dhacay qaraxyo noocyo kala duwan, iyadoo mid ka mid ah qaraxyadii dadka badan ay ku dhinteen uu ka dhacay suuq ku yaalla magaalada

 

4 comments

  1. Write more, thats all I have to say. Literally,
    it seems as though you relied on the video to make your point.
    You obviously know what youre talking about, why throw away your
    intelligence on just posting videos to your site when you could be giving us something enlightening to read?

  2. Appreciating the hard work you put into your website and detailed
    information you offer. It’s good to come across a blog every once in a while that isn’t the same unwanted rehashed information. Great read!
    I’ve saved your site and I’m including your RSS feeds to my Google account.

  3. Hi there i am kavin, its my first time to commenting anyplace, when i read this piece of writing i thought i could also make comment due to this brilliant
    article.

  4. That’s not about child pornography but about lolicon.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*