Caafimaad

Daawo Sawirada Guddoomiyaha ururka Haweenka Sh/dhexe oo booqanaysa isbitaal

Guddoomiyaha ururka Haweenka gobolka Sh/dhexe Marwo Sacdiyo Maxamed Nuur ayaa maanta booqatay isbitaal cusub oo dhowaan laga hirgeliyay magaalada Jowhar. Isbitaalkan oo qalabkiisu u dhan yahay ayaa bilaabay in uu bulshada ku dhaqan magaalada Jowhar iyo nawaaxigeeda adeegyo caafimaad u fidiyo. Marwo Sacdiyo oo warbixin ka dhagaysatay dhakhaatiira isbitaalka ka howlgala ayaa uga mahad celisay howlaha iyo adeega ay u ...

Read More »

Daawo Sawirada Wiyil Weerartay Gaari Ay Saarnaayeen Dalxiisayaal

Mid kamid ah xerooyinka lagu xanaaneeyo xayawaanka ayna dalxiiska ugu tagaan dadka jecel daawashada xayawaanada ha noqdaan duurjoog ama dabjoog laguna magacaabo Etosha National Park ee dalka Namibia ayaa lagu weeraray koox dalxiisayaal ah. Dhowr gaari oo ay saarnaayeen dalxiisayaasha ayaa mid kamid ah waxaa weerartay wiyil madow waxaana wiyishan ay dhowr jeer hirtisay ama madaxa ku dhufutay gaariga ay ...

Read More »

Taiwan: Xisbiga Madax-banaanida u ololeeya oo ku guuleystay Doorashada

RADIO JOWHAR:Jasiirada Taiwan ayaa markii ugu horeysay taariikhda haweenay loo doortay Madaxweyne, kadib markii xisbiga Democratic Progressive Party uu ku guuleystay doorashada Guud. Haweenayda lagu magacaabo Tsai Ing-wen ayaa xilka Madaxweynaha qaban doonta kadib markii xisbigeeda uu ku guuleystay 68 kuraasta Baarlamaanka oo ka kooban 113. Waxayna natiijadan guuldaro weyn u tahay xisbigii dalkaasi kasoo talinayey 8dii sano ee lasoo ...

Read More »

Wadanka IRAN oo laga qaaday Cunaqabateyntii Saarneyd

RADIO JOWHAR: Dalka Iran ayaa Sabtidii shalay si rasmi ah looga qaaday cunaqabateyntii saarneyd dalkaasi kadib markii ay kasoo baxday shuruudihii ku qornaa heshiiskii Xakameynta Barnaamijka Nukliyeerka ee wadankaasi.

Read More »

Kulan looga hadlayay xoojinta amiga oo lagu qabtay magaalada Jowhar

RADIO JOWHAR: Maamulka gobalka Shabellaha Dhexe ayaa ka warbixiyay kulan ay kaga hadlayeen xaaladda amni ee gobalka, kaas oo ay ka qeyb galeen Wasiiro ka tirsan Xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo xubno kale oo ka tirsan maamalka.

Read More »

Shirka Madasha wada tashiga Qaran ee Kismaayo oo soo gaba gaboobay

RADIO JOWHAR: Shirkii Madasha wada tashiga qaran ee Kismaayo ee looga hadlayay hanaanka doorashooyinka sanadkan 2016, iyadoo Madaxda Soomaalida ee shirka ka qeyb galayay ay isku afgarteen qodobadii la isku hayay

Read More »