Ciyaaraha

Kooxda Dortmund oo qarax lala beegsaday xilli ay ku sii jeedeen garoonkooda

Kooxda Borussia Dortmund ee ka dhisan dalka Jarmalka ayaa bam lagu tuuray gaarigii u waday garoon ay kula balansanaayeen kooxda AS Monaco tartanka Horyaalka Yurub iyadoo mid kamid ah ciyaartoyda kooxda Dortmund uu dhaawac soo gaaray. Kooxda Dortmund ayaa xaqiijisay in saddex qarax kooxdeeda lala beegsaday waxaana qoraal ka soo baxay Dortmund lagu yiri: “Waxaan xaqiijinaynaa  in guud ahaan saddex ...

Read More »

Jose Mourinho oo ku dhiirigeliyay ciyaartoydiisa inay rag iska dhigaan kulanka Man City

Manchester United macalinkeeda Jose Mourinho ayaa ku dhiirogaleiyay ciyaartooydiisa iney muujiyaan iney yihiin “RAG” iska iloobay ceebtii iyo xasuuqii ay kala soo kulmeen Chelsea marka ay habeen danbe wajahaan kooxda Manchester City kulan ka tirsan EFL Cup. Guuldaradaas ayaa soo afjartay lix kulan oo guuldaro la’aan aheyd oo ay kooxda United kala kulantay dhamana tartamada oo dhan laakin dhibtaas ayaa ...

Read More »

Man United oo ku jirta tababarkii ugu dambeeyay ee kulanka Europa League

Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa ku jirta tababarkii ugu dambeeyey oo ay isugu diyaarinayso kulanka Europa League ee ay la ciyaari doonaan naadiga Zorya Luhansk. Manchester United ayaa kulan ka tirsan Europa League habeen dambe ku soo dhowaynaysa garoonkeeda Old Trafford naadiga Zorya Luhansk. Tababare Jose Mourinho ayaa sheegay inuusan hubin haddii kabtan Wayne Rooney ku soo bilaaban doono ...

Read More »

Weeraryahanka Real Madrid iyo xulka Portuqal Ronaldo oo ku guuleystay abaalmarinta xiddiga Yurub(Sawiro)

Xidiga xulka qaranka Portugal iyo kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa markii labaad ku guulaystay abaal marinta xidiga Yurub ugu fiican wuxuuna abaal marintan ku garaacay xidiga ay isku kooxda Real Madrid yihiin ee Gareth Bale iyo xidiga xulka qaranka France iyo kooxda Atetletico Madrid ee Antoine Griezmaan. Markii uu ku guulaystay abaal marinta xidiga yurub ugu fiicanaa xili ciyaareedkii ...

Read More »

Aqriso isku aadka koobka Horyaalka Yurub Champion League

Isku aadka kooxaha ciyaaraya tartanka xiisaha badan leh ee horyaalada Yurub ama Champion League ayaa goor dhow lagu dhowaaqay  32ka kooxood guruubyada ay ku ciyaarayaan. Kulamada dhex maridoona kooxaha Bayern Munich, Atletico Madrid- Real Madrid, Borussia Dortmund- Barcelona, Manchester City iyo PSG V Arsenal ayaa ah kulamada ugu xiisaha badan ee ka soo baxay isku aadkii Groupyada Champions Leaque-ga. Group ...

Read More »

Chelsea oo guul dirqi ah ugaga badisay Watford

Kooxda Chelsea ayaa dirqi kaga badbaaday guudlaro iyada oo Waford ku sigatay in ay Blues ka yaabsato laakiin laba gool oo deg deg ah oo ay kala dhaliyeen Michy Batshuayi  iyo Diego Costa ayaa qalbi jabiyay kooxda martida loo ahaa ee Watford oo Blues gool kaga hormartay. Saxiixa cusub ee Michy Batshuayi  ayaa kursiga kaydka ka soo kacay si uu Antonio Conte ...

Read More »

Mo Farah oo kaalinta 3aad ka galay tartanka 5,000m ee ciyaaraha Olambikada

Orodyahanka asalkiisa yahay Soomaali ee u orda Britain ayaa kaalinta 3aad ku dhameysttay orodka 5,000 oo mitir, isagoo ku sigtay inuu dhaco ka hor inta aanu soo idlaan Tartanka. Mo Farah ayaa ku guuldareystay inuu mar kale difaacdo bilada dahabka ee orodka 5,000 oo mitir, kadib markii afar sano ka hor uu ku guuleystay. Orodyahankan ayaa markii uu tartanka dhamaaday ...

Read More »

Paul Pogba oo tijaabada caafimaad u maraya kooxdiisii hore ee Man United

Paul Pogba ayaa soo gaaray garoonka Manchester United si uu u maro tijaabada caafimaad ee kooxda Man United uu ugu biirayo kooxda Juventus. Ciyaaryahanka qadka dhex ee u ciyaara qaranka Faransiiska ayaa ka soo duulay magaalada Nice isagoo ka degey garoonka diyaaradaha ee magaalada Manchester waxana uu gaaray garoonka tababarka ee kooxda. United ayaa waxa ay ku iibsatay lacag gaareysa ...

Read More »