Soomaaliya

Ra’iisal wasaare Kheyre oo shaqada ka eryay 12 shaqaalaha wasaarada Beeraha

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa kormeer kedis ah ku tegay xarumo Wasaaradeed iyo goobo kale oo ku yaalla magaalada Muqdisho. Ugu horayn RW ayaa kormeer ku tagey Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare oo xiligaasi ay ka socotay shaqo maalmeedka Wasaaradda, waxaana uu warbxino siiyey mas’uuliyiinta Wasaaradda. Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare Cabdirahamaan Daahir Cismaan ayaa u ...

Read More »

Ciidamada Maraykanka oo sheegay in ay qaadayaan weerar ka dhan ah Al-Shabaab digniinna u diray Hay’adaha Samafalka

Dowladda Mareykanka ayaa muujisay in ay dhawaan fulineyso weerarro ka dhan ah Xarakada Al-shabaab,waxaana ay digniin u direen Hay’daha samafalka ee ka shaqeeya Soomaaliya. War ka soo baxay Pentagonka Mareykanka ayaa wargelin loogu diray Hay’adaha aan dowliga ahayn ee ka shaqeeya Soomaaliya iyo shaqaalahooda waxaana laga dalbaday in ay gudbiyaan goobaha ay ka joogaan Soomaaliya. Mareykanku waxaa uu sheegay in ...

Read More »

Xildhibaanada aqalka sare ee Barlamanka Soomaaliya oo maanta kulmaya

Xildhibaannada Golaha aqalka sare ee Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan ka mid ah howlahooda dastuuriga ah,waxaana maanta ajendahoodu yahay labo Qodob oo muhiim ah. Xildhibaannada aqalka sare ayaa kulanka maanta waxaa ay diiradda ku saari doonaan Magacaabidda Guddiyada golaha aqalka sare oo kulamadii hore ay dooddooda socotay. Waxaana la filayaa in maanta ay  magacaabaan inta badan Guddiyada golaha aqalka sare ...

Read More »

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta warbixin ka dhageysanaya Guddiga Difaaca

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta warbixin ka dhageysanaya Guddiyada Difaaca iyo Amniga ee Baarlamaanka, kaddib markii Arbacadii la soo dhaafay su’aalo ka weydiiyeen arrimaha dhismaha ciidamada Ra’iisul Wasaare Kheyre. Inkastoo doodii kululeyd ee ka taagneyd Qorshaha Amniga Qaranka, gaar ahaan dhismaha ciidamada uu yaraaday, hadana waxaa lagu wadaa in Guddiga difaaca faah faahin ka bixiyo natiijadii ka soo baxday kulankii ka ...

Read More »

Musharaxiinta u tartameysa Madaxweynaha Galmudug oo maanta khudbadahooda ka jeedin doona magaalada Cadaado

Guddiga doorashada Madaxweynaha ee Galmudug ayaa sheegay in maanta oo Sabtid ah ay Baarlamaanka hor imaan doonaan Musharaxiinta u tartamaya xilka Madaxweynaha Galmudug. Illaa Saddex Musharax oo u taagan xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa maanta Khudbadahooda ka hor jeedinaya Baarlamaanka. Musharaxiinta oo kala ah Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Prof. C/qaadir Shirwac iyo Axmed Shariif Cali Hilowle, waxaana musharaxiintan ay yihiin kuwo ...

Read More »

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Madaxweynaha ku dhaliilay inuu dayacay amnigooda

Xildhibaan Maxamuud C/llaahi Axmed (Abuukaate) oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku dhaliilay dowladda Federaalka inay dayacday amniga Xildhibaanada iyo shacabka, kaddib markii uu xalay ka bad baaday qarax lala beegsaday. Xildhibaan Abuukaate ayaa sheegay in qaraxii xalay aanay waxyeelo ka soo gaarin, balse labo ka mid ah ilaaladiisa ay ku dhaawacmeen. Maxamuud Abuukaate ayaa sheegay in ...

Read More »

Dallada FPENS oo u diiday imtixaanada dugsiga sare inkabadan 400 oo arday

Dallada Waxbarashada FPENS oo ay hoos tagaan dugsiyo badan oo waxbarasho ayaa sanadkan diidday in ay imtixaanka dugsiga sare u fadhiistaan in ka badan 400 oo arday, kuwaasoo sanadkan dhammaynaysa fasalka 12aad ee Dusiyadda Sare. Ardaydaan ayaa sanado ka hor u soo bedeshay dugsiyada hoos taga FPENS, iyagoo ka soo wareegsaday Dallado kale, maamulka dugsiyada ay ku biireen ayaana ardayda ...

Read More »

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo sheegay in xukuumadiisa iyo dowlad goboleedyada uu ka dhexeeyo xiriir wanaagsan

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo marti ku ahaa Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Telefishinka Qaranka ee SNTV ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin xaalada dalka iyo wada shaqeynta isaga iyo Madaxweynaha. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Xukuumaddiisa ay ka shaqeyneyso dib u heshiisiinta dadka Soomaaliyeed, si loo gaaro horumar iyo is bedel la ...

Read More »

Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Gob Sh/dhexe Yusuf Jaalle oo xil loo magacaabay

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu shaaciyay in Yuusuf Jaalle si rasmi ah loogu magacaabay xilka Maareeyaha Guud ee Hey’adda Saadaasha iyo Duulista Hawada, iyadoo xilka laga qaaday Mr C/waaxid Sheekh Cumar oo xilkan hayay. Yuusuf Jaalle ayaa horay u soo noqday Guddoomiye kuxigeenka Gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana uu ka soo jeedaa magaalada Jowhar ee xarunta u ah ...

Read More »