Wararka Maanta

Madaxweynaha Koofur Galbeed oo heshiis dhinaca amniga ah la galay shirkad Maraykan ah

Maamulka Koofurgalbeed Soomaaliya ayaa heshiis dhinaca ammaanka la gashay shirkad la magac baxday FSG taasoo hore lo oran jirey Blackwater. Aasaasaha shirkadan Erick Prince ayaa sheegay in ay ka taageeri doonaan Maamul goboleedka KoofurGalbeed dhinacyada ammaanka,duulista iyo dib u dhiska. Madaxweynaha dowlad goboleedka KoofurGalbeed Sharif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in heshiiska uu la galay shirkadan ay qeyb ka tahay ...

Read More »

Wasiir ka tirsan Jubbaland oo ku dhintay qaraxii Ismiidaaminta ee ka dhacay Saldhigga D/Waabari.

Wasaaradda dhalinyarada iyo Sports-ka Maamulka Jubbaland oo fasax ku joogay Magaalada Muqdisho ayaa ka mid noqday dadkii ku dhintay Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Saldhigga Police-ka Degmada Waabari ee G/Banaadir. Qof ka mid ah dadkii ka badbaaday qaraxii ka dhacay Saldhigga Degmada Waabri ayaa Xogdoonnews.net u sheegay in uu arkay meydadka dad gaaraya 8 qof oo qaarxaasi ku dhintay. ...

Read More »

Khasaaraha ka dhashay Qaraxii Saldhdga Waabari iyo Wasiir ku dhaawacmay.

Ugu yaraan 7 ruux ayaa ku geeriyootay, 10 kalena waa ay ku dhaawacmeen, kaddib markii qarax ismiidaamin ahaa lagu qaaday saldhiga Booliska degmada Waabari oo ku yaala Wadada Maka Al-Mukarama. Goob joogayaal ayaa sheegaya in qaraxa oo ahaa gaari nooca Surf loo yaqaano oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa uu isku qarxiyay iridka hore ee saldhiga Waabari. Warar aanu heleyno ...

Read More »

Xildhibaan carruur agoon ah u iibiyay dhar ay ku ciidaan degmada Balcad (Sawiro)

Mid kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle Xasan Maxamed Xaaji ayaa u qeybiyay carruur agoon ah oo ku nool degmada Balcad dhar ay ku ciidaan munaasabada Ciidul fitriga oo fooda nagusoo heysa. Carruurtan oo tiradoodu gaareysay toddobaatan ayaa laga soo kala xulay xaafadaha ay ka kooban tahay degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe Agoonta maanta loo qaybiyey dhar ay ku ciidaan oo ...

Read More »

Ruushka oo ay ku cadaatay in uu Jabsaday Codeyntii Internetka USA

Sarkaal sare oo ka tirsan waaxda arrimaha gudaha ee Maraykanka ayaa u sheegtay aqalka Congress-ka in ay hayso cadaymo muujinaya in burcadda internetka Ruushka ay bartilmaameedsadeen nidaamka doorashada Maraykanka ee 21-ka gobol ee doorashadii madaxtinimada ay ka dhacday sannadkii la soo dhaafay. Jeanette Manfra oo madax ka ah waaxda ammaanka ee internetka ayaa sheegtay in ay ku kalsoon tahay hufnaanta ...

Read More »

Madaxweyne Farmajo oo Ugandha uga Qeyb galaya Shir arimaha Qaxootiga Gobolka(Sawiro)

Madaxweynaha dowladda  Federaalka  Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa Maanta lagu wadaa in ay Kambala uga qeyb galaan kulan Labo Maalmood ah oo looga arinsanaayo Qaxooyiga Gobolka . Caasimadda dalka Uganda ee Kambala, waxaa si diiran ugu soo dhoweeyey Madaxweynaha Dalkaasi Ugandha Uweri Museveni wasiiro ka tirsan Xukuumadaasi ugandha Saraakiil ka tirsan Ciidamada Dalka Ugandha , waxaana uu ...

Read More »

Masjidka Qadiimi ah oo la Gubay (Daawo Sawiro)

Masjidka ugu weyn ee magaalada Mosul ee lagu magacaabo masjid al-Nuri  isla markaana can ku ah   Minaarad Dheer oo  qalloocan ayaa la qarxiyay sida ay sheegeen ciidamada dalka Ciraq iyagoo ku eedeeyay ururka IS, halka uu ururka IS ku eedeeyay burburka masjidka inuu ka dhashay duqeyn ciidamada cirka Maraykanka geysteen. Maalmihii la soo dhaafay ayay ciidamada Maraykanku uu taageero waxa ay ...

Read More »

Dr.Sacad Cali Shire oo ah Wasiirka A /Dibadda Somaliland oo codsaday in dib loo furo wadahadalladii ay soomaaliya la lahayd

Dr.-Sacad Cali shire oo ah Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland ayaa ugu baaqay dowladda federaalka Soomaaliya in dib loo furo wadahadaladii u dhexeeyay labada dhinac, kuwasoo bilaabmay sanadkii 2012kii Xilligaasoo Dowladda Soomaaliya ay ka guureysay KMG. Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland Wuxuu sheegay in wadahadaladii ay la lahaayeen Dowladii hore ee federaalka in  aan wax horumar ah laga gaarin, marka ...

Read More »

Gudoomiyaha G/sh/dhexe oo maanta kulan la qaatay Maamulka & waxgaradka Degmada Balcad.(Sawiro)

Gobolka shabelada dhexe mudane Axmed Meyre Makaraan ayaa maanta kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Degmada Balcad ee Gobolka shabeelaha dhexe ka dib markii maalmihii la soo dhaafay ay dhowr qarax ka dhaceen wadada isku xirta Degmada Balcad & Jowhar kuwaaso oo qasaare geystay nafeed. Gudoomiye Axmed Meyre Makaraan oo ay wehliyaan Gudoomiyaha Degmada Balcad & ...

Read More »

Ra’iisul Wasaare kheyre oo Amar ku bixiyay In La Bixiyo Mushaharka Shaqaalaha Ka Hor inta aan la gaarin Ciidulfidriga(Sawiro)

Wasiiro ka tirsan xukuumadda Federaalka iyo Xisaabiyaha guud ee Qaranka  ayaa maanta kormeer howleed ku tagay Bankiga Dhexe ee Muqdisho si ay uga qayb qaataan dadajinta mushaarka shaqaalaha ee bisha May, oo Ra’iisul Wasaare kheyr amray in la bixiyo inta aan la gaarin Ciida. Wasiiru Dowlaha Maaliyadda XFS mudane Maxamuud Xayir Ibraahim, Wasiirka Warfaafinta Eng. Abdiraxman Cumar Osmaan Yarisow, Xisaabiyaha ...

Read More »